Dropshipping Course:101 [ Somali Speaking Only ]

Money 10/10/2024
Commission rate
15%
First tier
0%
Second tier
Commissions earned
$0.00
All time
$0.00
Past 30 days
Sales page:
Sadk Wadani
Vendor
5 months
0 affiliates
Automated payments: no
Offer description:
Unlock Your Potential with Our Dropshipping Course!

Are you ready to become your own boss and create a flexible lifestyle? Our Dropshipping Course is designed to help you earn between $1,000 to $6,000 a month by dedicating just 30 minutes to 1 hour a day, or about 3 hours a week.

What You’ll Learn:
Comprehensive Dropshipping Strategies: Understand the ins and outs of running a successful dropshipping business.
Flexible Learning: Access our course materials at your own pace, fitting your studies into your busy schedule.
Weekly Training Sessions: Join our exclusive Zoom training every Saturday and Sunday, where we dive into both theory and practical applications.
Invest in Your Future:
For a small investment, you’ll gain valuable knowledge and skills that can lead to significant income. Remember, your success depends on your dedication and willingness to learn!

Ready to take the first step toward financial freedom? Enroll today and start your journey!
_________________________________________________________________________
Fursad Cusub oo Ganacsi: Koorso Dropshipping101!
Diyaar ma u tahay inaad noqoto ganacsade gaar ah oo abuurta nolol dabacsan? Kooraskan Dropshipping-ka ayaa lagu talagalay inuu kaa caawiyo inaad samasyso $1,000 ilaa $6,000 bil kasta adigoo ku galinaya kaliya 30 daqiiqo ilaa 1 saac maalin kasta, ama qiyaastii 3 saacadood usbuucii.
Waxyaabaha Aad Baran Doonto:Wadani dropshipping 101
Istaraatiijiyadaha Dropshipping ee Dhameystiran: Fahamka waxyaabaha aasaasiga ah ee lagu maamulo ganacsi dropshipping guuleysta.
Barashada Fudud : koorsigan waxad qadan kartaa waqti walba , ee ku habboon jadwalkaaga mashquulka ah.
Kulan Tababar Usbuclah: Ku soo biir tababarka Zoom-ka khaaska ah usbuuc kasta Sabti iyo Axad, halkaas oo aan ku barayno tababar prictikal ah .
Maalgelinta Mustaqbalkaaga:
Maalgelin yar ayaa waxad ku heli doonta aqoon iyo xirfado qiimo leh oo keeni kara dakhli muhiim ah. Xasuuso, guushaadu waxay ku xiran tahay dadaalkaaga iyo rabitaankaaga inaad barato!
diyaar ma u tahay inaad qaado tallaabada ugu horeysa ee xoriyada dhaqaale? Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga!
Malinta ha idin wacnaato.
By: wadani Group